Manifesto

The Somalidemic Manifesto

Bayaanka Maandeeq

We are:

1. A collective of young scholars from, and for, our communities.
2. Unashamedly Somali, unapologetically African and mindful of the locations from which we speak.
3. Plural in perspective, diverse in identity, critical in analysis and courageous in truth-telling.

Waxaanu nahay:

1. Wadar aqoonyahano ah oo da’ yar, ka tirsan una taagan bulshada Soomaaliyeed
2. Kama xishooneyno Soomaalinimadayada, kama cudurdaaraneeyno Afrikanimadayada, waxaanu si mug leh u xasuusanahay meesha aan ka duulayno iyo waxyaalaha aanu ka hadlayno.
3. Waxaanu leenahay fikrado jamac ah, waxaanu ka soo jeednaa meel kala gedisan, si qoto dheer ayaan wax u naqdinaa waxaanu ku dhiiranaa sheegista runta.

We reject:

4. The exclusion and marginalization of Somalis from knowledge production about Somalis.
5. The positioning of the Western academic as worldly, objective and cosmopolitan, and the Somali as passionately partisan.
6. The continued dominance of the ghosts of Sir Richard Burton, I.M Lewis and their intellectual kinfolk in Somali Studies.

Waxaanu diidanahay:

4. Ka qeybgalinla’aanta iyo gacan bidixaynta Soomaalida dhinaca soo saarista cilimiga ku saabsan Soomaalida.
5. Ku tilimaamida aqoonta reer galbeedku in ay tahay ta kaliya ee la isku raacsanyahay, ee ku dhisan run, aqoonta Soomaaliduna ay tahay mid caadifad ku dhisan oo dhinac qudha oo xaglisa.
6. Saamaynta joogtada ah ee ay Sir Richard Burton, IM Lewis, iyo kuwa la hal maala markay tahay barashada Soomaalida (Somali Studies).

We aim:

7. To cultivate a space for critical dialogue, debate and discussion on all things Somali.
8. To democratize and re-imagine a Somali Studies that is critical, theoretical, and methodologically vibrant.
9. To resist without re-centering or re-inscribing the same centers, relations, dynamics and frameworks we reject.
10. To align ourselves and build solidarities with others engaged in critical activist-academic work and are committed to decolonizing knowledge production.

Waxaanu ku taameynaa:

7. In aanu abuurno meel si qooto dheer loogaga hadlo, lagaga doodo oo lagu falanqeeyo arrimaha Soomaliyeed oo dhan.
8. In aan ku fakirno siday barashada Soomaalidu u noqon lahayd mid dadka u furan oo la wadaago, si qoto dheer loo naqdiyo, kuna dhisan cilmi baadhis aad u qoto dheer.
9. In aanu iska caabino, annaga oo aan fikradihii hore, xidhiidhyadii hore, falgalkii iyo qaabkii aanu diidanayn dib u abuuraynin.
10. In aanu gaashanbuuraysano oo aanu xulufo la sameysano dadyawga kale ee ku hawlan dhaqdhqaaqyada cilmiga ee ku dadaalaya sidii cilmiga loga xorayn lahaa gumeysiga.